Warar cusub Abr 16, 2025 Sida loo dabaaldo Jimacaha Wanaagsan iyo Paas-ka Nederlaan Jimcaha Quman iyo Paas-ka waa maalmo fasax ah Nederlaan. Sannadkan wuxuu ku aadan yahay Jimacaha Quman 18 abril iyo Pasen-ka waa 20-21 aprl. Maalmahan dadka badankooda ee Nederlaan ma shaqeeyaan oo waxey u dabaaldegaan fasaxyada.
Warar cusub Mar 28, 2025 Wakhtiga jiilaalka wuxuu bilaabanayaa 30 maarso 2025 Habeenka Sabtida 29ka ilaa Axada 30ka Maarso, saacadaha Nederlaan waxay socon doonaan 1 saac oo la hormariyo. Waxaana loo yaqaanaa wakhtiga xagaaga. Tani waxay dhacdaa 2 subaxnimo Halkan ka akhri sida ay u shaqeyso.
Warar cusub Feb 27, 2025 Mudadii buuxinta canshuur celinta Miyaad warqad ka heshay Waaxda Canshuuraha oo sheegaya in ay tahay inaad xareyso canshuur celinta dakhliga? Markaa waa inaad u sheegtaa waaxda cashuuraha inta lacag ah ee aad shaqeysatay ama heshay sanadkii la soo dhaafay.
Warar cusub Feb 27, 2025 Intaan ayey qaadataa dacwadada magangelyada ee Nederlaan Waxaa Adeega Socdaalka iyo JInsiyada (IND) heysataa 15 bilood oo ay go'aan ku soo gaaraan codsi magangelyo walba oo 2025. Waa inaad sidaa awgeed haddana muddo dheer inaad sugtaa wareysiga 1aad iyo wareysiga 2aad ee IND. Halkan ka aqri waqtiyada sugitaanka ee dacwada magangelyada.
Dhaqdhaqaaq Jan 14, 2025 Shaqo cusub ka hel mudada bandhiga suuqa shaqooyinka ee bilaashka ah Waxaa jira bandhig suuqa shaqada oo bilaash ah 29 janaayo 2025 fursado shaqo ayaa la helayaa. Waxa suuqa shaqada lagu qabanayaa Johan Cruijff Arena ee Amsterdam. Waxaa imaanaaya shirkado raadinaaya shaqaale cusub. Inaad is diiwaangelisaa waa waajib.
Khibrada Jan 9, 2025 Shukaansi Nederlaan: "Aniga waxaa igu adkaa kala fogaanshaha shucuurta" Dad badan oo ku cusub Nederlaan waxaa ku adag iney yeeshaan xariir aad u xoogan. Falastiiniyada Dana Motlak (31) iyo Suuriyada Rami Drakzouni (26) ayaa qibradooda nala wadaagaaya ee snnadihii 1 aad ee Nederlaan.