Keenista reerka oo 3 bilood gudahood lagu codsanaayo marka sharci deganaanshaha aad hesho ka dib
Codsashada mideynta qoyska ee IND
Maka soo baxayaan xubnaha reerkaaga sharuudaha keenista reerka? Markaa codsiga keenista reerka ayaa ka bilaabi kartaa IND. Boggan ayaa ka aqrineysaa wixii aad arrintan lagaa rabo inaad sameyso.
Waxaa codsigaaga bilaabeysaa 3 bilood gudahooda marka aad sharcigaaga deganaansho ee magangelyo
Markaad codsigaaga sii bilowdo 3 bilood gudahooda aad bilowdo, markaasi waxaa sugeysaa inuu codsigaaga sameyso sida codsiga"ka daba safrida magangelyodoonka. Codsigaasi looma baahna inaad sharuudo adag ka soo baxdo. Iyo badiyaa waa lacag la'aan.
Codsigaaga waxaad u baahan tahay dokumentiyo badan oo familkaaga ku saabsan. Sidoo kale haddii aad weli dhamaan heysanin dokumentiyada keenista reerka u dalbato
Xagga interneetka: codsiga keenista reerka "Aanvraagformulier gezinshereniging nareis"
Qoraal ahaan: codsiga keenista reerka "Aanvraagformulier gezinshereniging nareis"
Caawinaad marka la weydiisanaayo mideynta qoyska
Marka aad codsaneyso keenist reerka wey dhib badnaan kartaa. waa in qofka la xariiriyahaaga ee
Waxan ayaa VWN kuu qaban karaan
La xariiriyahaaga ee VWN wuxuu:
Warbixin kaa siin karaa dacwada mideynta qoyska halka ay mareyso.
Wuxuu kaa caawin karaa buuxinta foomka codsiga.
La xiriirka IND asaga oo magacaaga ku hadlaaya inta hawshu mideynta qoyska socoto.
Adiga kaa caawin karaa ka jawaabista su'aalaha IND ee xariirka aad reerkaaga la leedahay.
Waxaa mar mar VWN ay kaa caawin karaan qarash
. Halkaasoo qeyb ka mid ah qarashka safarka ee dadka qoyskaaga lagu bixinaayo.VluchtelingenFondsKaa caaiwin karaan arrimaha la taaban karo sida isla marka qoyskaaga ay imaadaan Nederlaan oo guri la idiinka helo degmada. Tusaale ahaan codsiga ceyrta iyo kabitaanka. Ama marka aad sameysaneysid ceymiska caafimaadka ama aad iska qoreysid dhaqtarka qoyska, dhaqtarka ilkaha iyo iskuulka.
Marka codsigaaga dib u mideynta qoyska la diido oo ma rabtaa inaad rafcaan ka qaadato?, VluchtelingenWerk waxa ay kaa caawin kartaa inaad hesho garyaqaan.