Adeegyada

Boggan waxaad ka heleysaa dulmar ururada ku taag oo adeegyo kala duwan. VluchtelingenWerk, oo ah qeyb ka tiran RefugeeHelp, waxey bixiyaan adeegyo kala duwan. Intaa waxaa dheer RefugeeHelp iyo ururo wadashaqeeyaan oo ku caawini kara. La yeelo xariir ururka sida ugu wanaagsan kuu caawini kara.
VWN logo
Aabe ayaa ilmahiisa xajinaaya ka dib markii qoyska la isku mideeyey.
Caawinaada mideynta qoyska
Tabaracuyaasha VWN ayaa kaa caawin kara codsashada mideynta qoyska. Waxaa heli doontaa sharaxaad ku saabsan nidaamka sharciga, sida xubnaha qoyska u imaan karaan Nederlaan iyo dokumentiga la rabo inaad soo aruuriso. La xariir qofka xariiriyaha ee VWN haddii aad su'aalo qabto ama aad rabto inaad isticmaasho adeegaan.
NL | EN | RU | UK | TR | FA | FR | TI | SO | PR | AR

Adeega kuwa aan wada shaqeyno


Warbixinta aad bartan ka heleyso, wuxuu ka yimid urur xaquuqda bani'aadanka ee VluchtelingenWerk Nederland, oo ay wada shaqeynayaan lamaanayaal kale.
La wada shaqeynta Contentful