Keenista reerka oo 3 bilood lagu codsanaayo marka sharci deganaanshaha aad heshay ka dib
Dokumentiyada loo baahan yahay mideynta qoyska aruurinta iyo soo tarjumida
Marka aad codsaneyso reerka keenistooda ama mideynta qoyska, waa waajib inaad dhowr dokumenti u dirtaa Adeegga Socdaalka iyo Jinsiyada (IND). Waa dokumenti cadeynaaya shaqsiyada familka/reerka iyo dokumenti cadeynaaya xariirka idinka dhexeeya adiga iyo reerkaaga.
Dhiibashada dokumentiga shaqsiga ee keenista reerka
Waxaa
Sawir dokumentiga lagu dhejiyo oo mardhow ah ee qofka xubinta ka ah qoyskaaga. Haddii xubinta qoyskaaga ka mid ahi uusan lahayn sawir dokumentiga lagu dhejiyo? waxaad dhiibi kartaa sawir kale oo si fiican loo arki karo oo wejiga ah.
Koobi xagga hore iyo xagga dambe ah oo cadeynta aqoonsiga oo qofka reerkaaga. Waxaa ugu fiican baasaboor. Soo gudbi bogaga ay ku qoran yihiin warbixinta shaqsiga iyo mudada uu soconaayo aqoonsigaasi. Soo deji bogaga istaambooyinka safarka ku dhegsan.
Soo buuxin dhammeystiran ee '
Saxiixa soo deji' ' kaaga.Bayaanka sida buuxda u dhammeystiran oo saxiixan ee
. bayaanka dembiyada waa bayaan muujinaya in xubinta qoyskaaga ka tirsan aysan lahayn taariikh dambi ciqaab mudan. Bayaanka dembiyada ahi waxaa loo baahan yahay oo keliya haddii xubin qoyskaaga katirsan uu jiro 12 sano ama ka weyn.'bayaanka dembiyada'Bayaanka sida buuxda u dhammeystiran oo saxiixan ee ' xaalada shaqsiga'. Waa bayaan muujinaya in xubinta qoyskaaga ka tirsan uu cadeynaayo xaalada shaqsiga hadii uu muddo dheer xariir joogto ah leeyahay. Bayaankani waxaa loo baahan yahay oo keliya haddii xubin qoyskaaga katirsan uu jiro 15 sano ama ka weyn.
Dokumetiyada muujinaaya xariirka reer ahaan aad leedihiin
Waxaa kaloo la rabaa inaad cadeyso inaad xariir reer ahaan qofkaasi reerkaaga ah la leedahay. Taasi waxa ku sameyn kartaa dokumentiyada sida:
shahaado nikaaxa
warqada dhalashada
buuga reerka/familka
Foomka codsiga ee IND waxaa ku qoran dokumentiyada aad u baahan kuwa ay yihiin. Foomkan waxaa lagu magacaabaa 'Aanvraag voor een
'Codsiga Wakiilasho deganaan muddo ah- dad la soo dalbaday magangelyo'
Dokumentiyada ku soo tarjun Nederlaan, Inglishka, Faransiiska ama Jarmalka
Dhamaan dokumentiga waa in Nederlaan, inglishka, Jarmalka ama Faransiiska ku qornaadaan. Ma ku qoran yihiin dokumentiga luqad kale? Markaa waa inaad
Tarjumaanada aad ka dooran kartaa waxaa ka heleysaa 'Register beëdigde tolken en vertalers' (Rbtv).