Fiidiyow

Sidan ayuu boliiska u baaraayaa taleefoonkaaga iyo kambiyuutrakaaga mudada dacwada magangelyada

Fiidiyowgan wuxuu sharaxaayaa sida uu boliiska taleefoonkaaga, kambyuutarkaaga ama qalabka kale ee dhijitalka u baaraayo mudada dacwada magangelyo socoto.

Muuqaalkani ma ku caawinayaa?


Warbixinta aad bartan ka heleyso, wuxuu ka yimid urur xaquuqda bani'aadanka ee VluchtelingenWerk Nederland, oo ay wada shaqeynayaan lamaanayaal kale.
La wada shaqeynta Contentful