Waxa laga bilaabo hadda laguu oggol yahay inaad 24 wiig ka badan aad shaqeyso
Marka aad dokumenti-W heysato waxaa laguu oggol yahay inaad shaqeyso 24 wiig iyo ka badan aad shaqeyso. Taasi waxaa go'aamisay maxkamada ugu sareysa Nederlaan. Ka hor waxaa 24 wiig ka badan inaad shaqeyso. Xaakinka ayaa nidaamkaasi baabi'iyey.
Ninka iyo shaqo siiyahiisa ayaa dacwad ka qaateen maxkamada oo ay ku guuleysteen
Nin oo weli sugaaya sharciga deganaanshaha magangelyo wuxuu rabey inuu sii shaqeeyo 24 wiig ka dib. Shaqo siiyaha asagana wuu rabaa. Laakiin
Waxaa UWV taasi u sameysaa "sharuuda-24-wiig". Taasi waa nidaam dhahaaya inaan qof aan sharci deganaansho heysanin 24 wiig ka badan shaqeyn karin sannadkii.
Xaakinka ayaa go'aamiyey inaan sharuudaasi qaxootiga caawineynin
Xaakinka Arnhem ayaa go'aaminaaya hore u go'aamisay inaan 24-wiig ee qaxootiga ka xayiraayo shaqada. Waxaa UWV taasi kuma raacsana oo dacwad ayey taasi ka qaateen. Hadda waxaa maxkamada ugu sareysa go'aamisay in sharuudaasi uu ka soo horjeedo nidaamka Yurubiyanka iyo taasoo 24 wiig ka badan laguu oggol yahay.
Nidaamka cusub isla markii ayuu dhaqan gelaayaa
Go'aanka xaakinka isla markii ayey hawl galeysaa. Taasi waxey micnaheeda tahay inuu quseeyo dhamaan dadkii 6 bilood jooga Nederlaan iyo heysta dokumenti-W. Markaa UWV waa iney codsadaan sharciga shaqo gelinta iney qiimeeyaan iyadoo aan 24 wiig sharuuda ah la isticmaaleynin
Taasi micnaheeda ma aha keliya ninka dacwada qaaday ee rabey 24 wiig ka badan inuu shaqeeyo, laakiin qof walba oo 6 bilood ka badan jooga Nederlaan oo heysta dokumentiga -W ayaa loo oggol yahay inuu wax badan shaqeeyo
Sidoo kale shaqo bixiyayaasha xitaa wey ku faraxsan yihiin go'aanka xaakinka
Sida uu qabo ururka RefugeeConnectshaqo siiyaha wuu ku faraxsan yahay go'aankan xaakinkaVolkskrantayey tiri ururkan in shaqo siiyayaasha ay rabaan iney qaxootiga shaqo siiyaan maadaama hadda loo oggol yahay 24 wiig ka badan iney shaqooyaan
Shaqeynta
Si aad u shaqeyso waxaad u baahan tahay nambarka (BSN)
Si aad u shaqeyso waxaad Nederlaan u baahan tahay
Sidaan ayaa ku heleysaa nambarka (BSN) si aad arrimahaaga Nederlaan uga abaabusho