
Shaqada tabaruca sida loo raadiyo marka aad heysato dokumentiga-W
Ma heysataa dokumentiga-W ee 1 sano ah ma rabtaa shaqo tabaruc ah? halkan ka aqri shaqada tabaruca loo qabto iyo sida shaqada tabaruca loo helo.
Meelahan ayaa ka heleysaa shaqo tabaruc ah
Shaqo tabaruc ama lacag la'aan ah meelo badan aya ka qaban kartaa. Tusaale xarumaha degmada, ama iskuul ama maktabad. Waxaad qofka ku xariiriya ee
Waxaad kaloo aadi kartaa Meedoenbalie. Tani waa meesha COA oo ay wada shaqeynayaan ururrada shaqada tabaruca ee degaankaaga (shaqo tabaruc) soo bandhigaan. 40 xerooyinka COA ayaa heysta Meedoenbalie. Waxaad weydiin kartaa shaqaalaha COA haddii xeradaada ay leedahay meeshaasi oo kale.
Shaqada tabaruca waxaad kaloo ka qaban kartaa xerada-
Je kunt vrijwilligerswerk doen in de opvang van het COA. Bijvoorbeeld door te helpen met schoonmaken en het onderhouden van de gebouwen of de tuin. Of door te helpen met vertalen. Je kunt dit werk maximaal 25 uur per week doen. Je krijgt een maximale vergoeding van € 14,- per week. Bij de informatiebalie van het COA kun je hier informatie over krijgen.