Naag taleefoonkeeda ku hadleysa xerada dejinta dhexdeeda
Qodob

Ku noolaanshaha hoyga magangalyadoonka ee ay dawladu kuu abaabushay

marka ugu dambeeyey la cusbooneysiiyey: 11/14/2024, 11:29 GH

Mudada ay socoto dacwada magangelyada waxaad joogi doontaa xerooyin kala duwan ee (COA). Mar mar ma jiro meel dadka ku filan xeryaha caadiga. Markaa waa inaad joogtaa xero caadi ah. Waxaa laga yaabaa inaad sii joogtaa xero deg deg ah. Marka codsigaaga la ogolaado, waad joogj kartaa Nederlaan oo guro ayaa heli doontaa.

Mudadii aad isdhiibeysida waxaad joogeysaa xerada Ter Apel

Dit heet de centrale opvanglocatie. Er is maar 1 centrale opvanglocatie in Nederland. Op dit moment is er vaak niet genoeg plek in de centrale opvang in Ter Apel. Daarom word je tijdens de aanmelding soms naar een

tijdelijke opvang
in Zoutkamp gebracht. Je wordt teruggebracht naar Ter Apel of Budel om je aanmelding af te maken.

Joogistaada kadib codsiga

Ka dib markaad boliiska iska xaadiriso (

qeybta Boliiska Ajaanibta, Aqoonsiga iyo ka Ganacsiga Dadka, AVIM
) waxaa lagu geynayaa xero meel kale oo Nederlaan ah.
COA
ay kuu abaabuleysaa gaadiid aad
Adeega Socdaalka iyo Jinsiyada(IND)
haddii taasi loo baahdo. Waxaa suura gal ah inaad u kala guurto xeryo kala duwan oo Nederlaan ah.

Maadaam la buuxo ma jiro boos kifaayo ah xeryaha dejinta caadiga. Sidaa awgeed waxaa mar mar lagu geynayaa xero muddo ah. Xerada dejinta mudada ah ma jiraan adeegyo badan sida xeryaha caadiga. Waxaa suura gal ah inaad xerada mudada ah lagaa bedelo.

Halkan ka aqri wax dheeraad oo ku saabsan ku noolaanshaha hoy ku meel gaar ah:

Waxaan deganahay hoyga mudada ah

Dadka oo badan dartood, ma jirto meel ku filan goobaha qaabilaada caadiga ah. Taasi waa sababta mararka qaarkood lagu geeyo hoy ku meel gaar ah.

Waxaa laga yaabaa inaad la joogi karto qoyska ama asxaabta inta lagu jiro nidaamka magangalyada. Wax badan oo ku saabsan halkan ka akhri

Hadda muddo ayaad la soo joogi kartaa macaariifta haddii aad magangelyo weydiisatay

Waxaad maqaalkan ka aqrineysaa sida uu nidaamka la soo joogista ee COA u shaqeeyo ee dadka magangelyada weydiistay. Qofka ku martigelinaaya waa inuu COA u sheegaa inuu kula joogaayo.

Ururadani waxay ku sugan yihiin hoyga

Waxaa xerada badiyaa jooga

COA
,
Trigion
,
Daryeelka Caafimaadka magangelyodoonka (GZA)
iyo
VluchtelingenWerk Nederland (VWN)
wey joogaan. Xeryaha mudada mar mar ma joogaan isla ururada jooga xeryaha caadiga.

MyCoa

Waxaad websaaytka COA ka heleysaa warbixin ururada jooga xerada aad degan tahay iyo saacadaha ay furan yihiin

Waxan ayaad sameyn kartaa haddii aadan ku qanacsanayn xerada

Waxaad boggan ka aqrineysaa waxa aad sameyn karto haddii aad ku qanacsanayn dejinta COA. Waxaad kaloo tusaale ahaan wadahadal la yeelan kartaa COA ama degmada, ayaa ka ashtakoon kartaa ama ka banaanbaxi kartaa.

Magangelyo-doone Nederlaan ahaan xaq uma lihid guri

Kaliya marka aad hesho sharciga deganaanshaha sababtoo ah codsigaaga magangelyo waa la ansixiyay ayaad guri heli kartaa. Laakiin xitaa markaas wali waxay qaadan kartaa waqti dheer. Waayo waxaa jira dad badan oo guri sugaaya. Sidoo kale Nederlaanka. Markaa waxa lagugu dari doonaa liiska sugitaanka. Ilaa inta aanad haysan guri, waxaad ku noolaan doontaa xerada COA.

Joogitaankaaga codsigaaga magangelyodoonka ka dib

Dacwada magangelyodoonka ka dib waxad aadeysaa

xerada dhexe ee magangelyodoonka (AZC)
. Waxaad AZC aadeysaa haddii:

  • aad heshay sharciga degenaanshaha oo waxaad sugaysaa guri. Waxaad xaq u leedahay hoy ilaa ay degmada guri kuu hesho.

  • aad ku jirto dacwada magangelyadoonka la dheereeyey (VA).

  • ay IND codsigaaga magangelyada soo diiday. Waxaa markaa xerada AZC joogi kartaa 28 maalmood kale.

La soco: ma u dhexeysaa da'daada 13 iyo 18 jir oo aan waalid ama daryeele kula soconin Nederlaan? Markaa waxaa aadeysaa xero gaar ah oo ilmaha. Ma ka yar tahay 13 jir oo waalid iyo daryeelana aan kula soconin Nederlaan? Markaa waxaa aaadeysaa cid ku daryeeleysa.

Nidos
ayaa cida ku daryeeleysa kuu raadinaaya.


Maxey kula tahay qodobkan?


Warbixinta aad bartan ka heleyso, wuxuu ka yimid urur xaquuqda bani'aadanka ee VluchtelingenWerk Nederland, oo ay wada shaqeynayaan lamaanayaal kale.
La wada shaqeynta Contentful