Gaadiidka
Su'aalo ma qabtaa ku saabsan safarka Nederlaan gudahiisa? Boggan waxaad ka heleysaa warbixin gaadiidka dadweynaha iyo gaari marka la heysto.
Warbixin

Qodob
Sidan ayuu gaadiidka dadweynaha ee Nederlaan u shaqeeyaa
Nederlaan dhexdeeda meel walba ayaa gaadiidka dadweynaha ku aadi kartaa. Tareenada, basaska, taraamyada iyo metro-ga. Boggan waxaa ka aqrineysaa wixii dheeraad ee gaadiidka dadweynaha ee Nederlaan.

Qodob
Qarashka bixinta gaadiidka dadweynaha
Waa inaad mar walba kaar ansax ah aad tusin kartaa marka aad Nederlaan ku safreyso gaadiidka dadweynaha. Boggan ayaa ka aqrineysaa wixii dheeraad ah.
Wax talo ah ma siineysaa websaaytka?
Nala soo socodsii haddii wax tabeyso ama aadan heli karin. Fikradaada wey caawineysaa RefugeeHelp boggan si loo hormariyo. La soco: foomkan waxaa loogu talo galay fikradaha websaaytka. Looguma talo gelin su'aalaha shaqsiga iyo codsiyada. Wax jawaab ah kama heli doontid fikrada aad noo soo jeediso. Fadlan ogow: foomkan maahan su'aalo shakhsi ah. Ma heli doontid jawaab.