Warbixin dheeraad ah oo dacwada magangelyodoonka haddii aad tahay qof lhbti ah
Inta lagu jiro nidaamka magangalyada waxaad la kulmi kartaa takoorid, cagajugleyn ama rabshad. Tusaale ahaan, magangelyo-doonayaasha kale ee jooga goobta soo dhaweynta ee aad ku nooshahay. Tan lama ogola sida uu qabo sharciga Nederland. Dhaqankanina waa ciqaab. Waxaa jira ururo ku caawin kara.
Waxaad halkan u aadi kartaa taageero
Ma jirtaa inaad amaan ku dareemayn hoyga aad ku nooshahay? U tag qofka aad la xiriirto
LGBT Asylum Support ayaa ku taageeri karta
COA ama VWN miyay kuu caawin karin si fiican? Markaa waxa jira ururo LGBTI ah oo aad tagi karto oo ku caawin kara. Waxaad la xiriiri kartaa
Had iyo jeer la xiriir booliiska haddii aad khatar ku jirto
Had iyo jeer wac 112 haddii aad ku jirto khatar degdeg ah. 112 waa lambarka degdega ah ee Nederlaan.
Waxaad sidoo kale
Ka wac Roze in Blauw (088) 169 12 34 ama iimayl u soo dir: rozeinblauw@politie.nl.