Si wadajir ah adiga iyo degmada, waxaad dooranaysaa koorsada adiga kugu habboon
Waxaa jira qaabab kala duwan oo la qabsashada bulshada ah. Arrintaasi waxaa kala hadleysaa degmada. Wey fiican tahay in la baaro nooca la qabsashada bulshada ee adiga kugu habboon. halkan ka aqri sida aad taasi u sameyn karto.
Soo baar jidka adiga kugu habboon
Hadafka 'B1-jidka"waa in sida uga dhaqsaha badan luqada barato adigoo isla markaa shaqeynaaya
. Imtixaanka la qabsahsada bulshada waxaa qaadaneysaa casharo luqada. Taasi waxaa ku dareysaa shaqo lacag ku qaadato ama shaqo tabaruc ah.
Waxaad baraneysaa luqada Nederlaanka darajada
iyo waxaa sameyneysaaa imtixaanada aqriska, qorida, ku hadalka iyo dhageysiga.B1Waxaad sameyneysaa imtixaanka
.'Aqoonta Bulshada Nederlaan'(KNM)Waxaad sameyneysaa
.Maadada suuqa shaqaalaha iyo ka qeyb qaadashada 'Module Arbeidsmarkt & Participatie' (MAP)Waxaad dhiganeysaa
.Mashruuca cadeynta ka qeyb qaadashada 'Participatieverklaringstraject' (PVT)
'Dariiqa waxbarashada' (jidka-o)
Ulajeedada 'jidka-o' waa in waxbarashada Nederlaan ka dhigato sida mbo, hbo ama jaamacadda iyo isla markaana aad qaado la qabsashada bulshada.
Waxaad baraneysaa luqada Nederlaanka darajada
. Taasi waa Nederlaanka oo sahlan. Waxaad sameyneysaa imtixaanka aqriska, qorista, ku hadalka iyo maqalkaB1Isku darkii 1,000 saac oo casharo luqada Nederlaanka iyo 500 saac cashar maadooyin kale. Haddii aad hbo ama jaamacadda aadeyso, waxaad baraneysaa luqada Nederlaanka oo darajo sare ah:
. Waxbarashada jaamacadda qaarkood xitaa waxaad ku baraneysaa darajadaB2C1Waxaad sameyneysaa imtixaanka
.'Aqoonta Bulshada Nederlaan'(KNM)Waxaad dhiganeysaa
.Mashruuca cadeynta ka qeyb qaadashada 'Participatieverklaringstraject' (PVT)
'Dariiqa isku filnaanta' (jidka-z)
Hadafka 'jidka-z' waa inaad ka qeyb geli karto bulshada Nederlaanka.
Waxaad baraneysaa luqada Nederlaanka si aad si isku filnaan ugu noolaato Nederlaan. Waxaad baraneysaa luqada Nederlaanka darajada
.A1Waxaa qaadaneysaa ugu yaraan 800 saac oo casharo luqad ah.
Waxaad qaadaneysaa ugu yaraan 800 saac oo dhaqdhaqaaqyo markaasoo aad wax dheeraad ka baraneyso Nederlaan. Taasi waxey noqon kartaa shaqo tabaruc, xagga farshaxanka ama dhaqdhaqaaq isboortiga.
Looma baahna inaad sameyso imtixaano.
Waxaad sameyneysaa
.'Module Arbeidsmarkt & Participatie' (MAP)Waxaad ka qaadaneysaa
.'Participatieverklaringstraject' (PVT)Waxaad qaadaneysaa casharo
.Aqoonta Bulshada Nederlaan (KNM)Waxaad qaadeysaa 'zelfredzaamheidsroute"hadii aad wadahadalka dambe oo fiican aad la sameyso qofka kuu qaabilsan ee degmada.
Sii qor waxa qibradaada shaqo iyo waxbarashadaada yahay
Wadahadalada degmada waad sii qoran kartaa shaqooyinka iyo waxbarashada aad soo dhigatay. Taasi waxaad ku qoreysaa cv-ga.