Ku noqoshada Kolombia

Ma ku fekereysaa inaad ku noqotaa inaad wadankaaga asliga ku noqoto? Boggan ayaa Kolombia ka aqrineysaa waxa qarash ah ee jira iyo ururada kaa caawin kara dib u noqoshadaada.

Noqoshada isku filnaanta ah ee waddankaaga asliga

Haddii aad adiga doorato inaad wadankaaga u noqoto ma fududa. Mar mar waxaa jira dhibaato la taaban kara oo adkeynaya inaad laabato. Tusaale ahaan haddii aad dokumetiga safarka heysanin

Mar mar waxaa jiro xaalado shucuur ah oo doorashada dib u noqosho adkeynaaya. Tusaale ahaan, dareen xishood, guul daro ama mustaqbalka oo aad ka shaki qabto. Xitaa mar mar waa inaad dib u dhisataa shabakad bulsho iyo inaad wadankaaga ka raadsato guri iyo shaqo.

Maku fekereysaa inaad Nederlaan ka tagto? Markaa ururo kala duwan ayaa kugu caawin kara sidii aad wadankaaga asalka ugu noqoto. Caawinada ururadan waa lacag la'aan

Qarashka dib u noqoshada

Qarashka asaasiga ee la soo celiyo (REAN)

Waxaa lagu siinayaa qarashka asaasiga sida ay qabto nidaamka-REAN. Rean waxey u taagan tahay 'Return and Emigration Assistance from the Netherlands'. waxaa nidaamka-REAN ay bixiyaan:

  • taageero

  • tigidka diyaarada

  • caawinada helitaanka dokumentiga safarka

  • -€ 200,- oo lacag kaash ah qofka weyn iyo € 40,- ilmaha la safraaya. Wxaa lacagta lagugu siinayaa schiphol maalinta aad baxeyso.

Ururka Caalamiga ee Guuritaanka (IOM) aya dalbaayaaaya gunnada. Ururka kaa caawinaaya dib u noqoshada ayaa gunnada kaaga dalbi kara IOM.

Ururada ka jira Nederlaan ee ku caawin kara

Wada shaqeynta ururada wadanka asliga